
Tirada ciidamadda Xuutiyiinta waxay gaareen illaa 350,000 oo dagaalyahano – laga bilaabo 30,000 oo keliya sanadkii 2015.




Baaritaanka ayaa la xiriira tuhunno ku saabsan xog ku jirtay dukumentiyada socdaalka iyo jinsiyadda Ilhaan Cumar oo soo taxnayd tobannaan...

















“Ilhaan waxay ka timid mid ka mid ah dalalka ugu xun dunida, dowlad ma laha, ciidan ma laha, boolis ma laha, waxba ma lahan" - ayuu...

Mucaaradka ayaa ku goodiyay talaabada uu qaaday giddiga doorashada in ay sii fogayn karto in heshiis siyaasadeed laga gaaro khilaafka siyaasadeed ee dalka ka jira.

Dagaal ku biloowday isku adeegsashada hubka culus ayaa ka dhacay gudaha magaaladda Buur-hakaba ee Gobolka Baay kaas oo soo gaaray illaa iyo 8:00 subaxnimo.

Soomaaliya ayaa lagu xusay dalalka ay khuseeyeen qaar ka mid ah macaamillada uu bangigu sameeyay, kuwaas oo loo arkay inay suuragal tahay inay jebiyeen barnaamijyada cunaqabataynta...

Tallaabadan ayaa ku soo beegmaysa xilli ay kor u kaceen tirada guud ee dadka laga celinayo dalka Ingiriiska.

Sida ku cad jadwalka uu guddigu soo saaray, waxaa 13-ka Oktoobar la shaacinayaa Golaha Wakiillada Galmudug, halka 14-ka iyo 15-ka Oktoobar loo qorsheeyay diyaar-garowga xildhibaannada.

Sida lagu sheegay war-saxaafadeedka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, hindise-sharciyeedkan ayaa noqonaya kii ugu horreeyay ee noociisa ah tan iyo 1968-kii, sida ay dowladdu sheegtay.

Guddigu wuxuu sheegay in tallaabada ay salka ku hayso xog iyo caddeymo uu qiimeeyey oo la xiriira tuhunno ku saabsan taageerada maaliyadeed ee Al-Shabaab.

Wasiir Fiqi wuxuu sheegay in dowladda ay heshay xog ku saabsan ilaa 260 askari oo hubeysan oo la doonayay in lagu carqaladeeyo amniga.

Trump ayaa hadalkiisa ku xusay magaca “Somaliland” isaga oo sheegay in aanu ula jeedin Somaliland, isaga oo sheegay in uu Somaliland u arko waddan gebi ahaanba...